Waxa daabacay
CILMI BOOKS
Khadka caawinta: 061 2 893855, 068 3 333013
Facebook: Cilmi Books
Qaabeynta, Dejinta & Sawirada waxaa bixiyay:
Qeybta Daabacaada
Xuquuqda Qoraalka iyo Daabacaada © CILMI BOOKS
Xuquuqda daabacaadda waxa iska leh Daabacayaasha, qayb ka mid ah
buuggan oo dib loo soo saari karo majirto oo ku kaydsan
nidaamka dib u soo celinta, ama la isugu gudbiyo, qaab ahaan ama
si kasta ha noqotee elektiroonig, farsamo,
koobiyeynta, duubista ama haddii kale amar la'aanta iyo
ogolaanshaha qoraayaasha iyo daabacayaasha.
Afeef
Qalabkan waxbaridda waxaa loogu talagalay in lagu iftiimiyo ardayda laguna beero qiyamka
saxda ah ee iyaga ku jira. Waxaa loo daabacay iyada oo la raacayo ballanqaad uu qoray
qoraaga in waxyaabaha ku jira aysan, sinnaba, ugu xadgudbeynin xuquuqda lahaanshaha
jira ama xuquuqda lahaanshaha aqooneed. Haddii ay dhacdo in qoraayada ay awoodi kari
waayeen inay raad raacaan meel ay ka yimaadeen, iyo haddii xuquuq lahaansho si kama 'ah
loo jebiyey, fadlan ogeysii madbacadda ficilka sixitaanka ah.
TUSMO …..1
…..16
1. Alifbeeto …..18
2. Miraha …..20
3. Qudaarta …..22
4. Xayawaanka (Duurjoogta) …..24
5. Xayawaanka (Dabjoogta) …..26
6. Noolayaasha Badda …..28
7. Cayayaanka …..32
8. Qaybaha jirka …..34
9. Midabada …..36
10. Gaadiidka (Dhulka) …..38
11. Gaadiidka (Cirka iyo Badda)
12. Cayaaraha
DABJOOGTA
Dameer Geel Faras
Ri’ Lo’ Yaanyuur
Ido Diiq Dooro
22
LAYLI
Buuxi Meelaha Banaan
R_ __aras
__o’ __ameer
__ooro __iiq
23
MIDABADA
Tufaax casaan ah Balanbaalis buluug ah Liin oranjo ah
Duxul madow ah Qorrax jaale ah Daanyeer bunni ah
Barbarooni cagaar ah Ukun caddaan ah Basal basali ah
32